Haweenka kunool Jowhar oo bilaabay barashada Xirfadda Umulisanimada.

0
7

Jowhar (Isnaay Radio)- Haweenka ayaa ah kuwa Barta Xirfadaha Kala duwan ee gacanta sida Xirfadda umulisanimada waxa ayna ka mid tahay Xirfadaha sida gaarka ah ay u bartaan gabdhaha ku nool Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabeelle.

Gabdho aad u badan ayaa  Barta xirfadan Umulisanimada kuwaas oo wax ka Barta Jaamacadaha ku yaala Magalada Jowhar waxa ayna Radio Isnaay Kaga warbixiyeen muhiimada ay u leedahay Barashada xirfadaan.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:– Sahro Cabdi Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here