Shir looga hadlayey Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Turkiga.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa shir muhiim ah uu uga furmay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga, Wasiirka Maaliyadda XFS oo hoggaan u ah hey’adaha kale ee Dowladda ee ka shaqeeya arrimaha dhaqaalaha iyo hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah ee wadashaqeynta maaliyadeed la leh Dowladda Soomaaliya.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here