Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumada fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 13 dhalinyaro Soomaaliyeed oo dalal Aljeeriya, Tunisa, libiya Naajer iyo dalal kale.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.