Mohamed Salah Oo Hogaaminaya Liiska Xiddigaha Liverpool Ee Champions Leaue.

0
8

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Kooxda Liverpool ee Arne Slot ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Ac Milan Champions League.

Liverpool ayaa booqan doonta San Siro kulan ka tirsan furitaanka tartanka cusub ee champions League maalinta Salaasada.

Slot ayaa soo saaray 23 xiddig oo uu kaga qayb gali doono kulanka waxana hogaaminaya xiddiga ugu muhiimsan kooxda ee Mohamed Salah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here