Dhalinyarada Jowhar oo Fursad shaqo kahelay Xarumaha Farsamada iyo Iibinta Mobeelada.

0
16

Jowhar (Isnaay Radio)- Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeele waxaa kunool dhallinyaro aad u farabadan kuwaasi oo shaqo la’aan ay soo wajahday halka qaar kamid ah ay noloshooda ka maareeyaan Ganacsiyo kaladuwan

Muscab Xasan Cismaan oo kamid ah dhalinyarada degmada jowhar ayaa noloshiisa ka maareeya iibinta Moobeelada kaladuwan isaga oo sheegay in ay shaqo abuur u noqotay

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya- Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here