Xirashada Indha Shareerka Oo Laga Mamnuucay Baardheere.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Baardheere ayaa meel fagaara ah kula hadlay Boqolaal Dadweyne ah ayaa Sheegay in ay degmada ka mamnuuceen Mootooyinka Labo Luguuleyda ah iyo Indho Shareerka ay xirtaan Dumarka.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here