Xaalad dhanka nolosha oo soo wajahday qoysas ku nool dulleedka Kismaayo.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan ku nool deegaanada Galbeed ee Magaalada Kismaayo ayaa xiligaan ayaa waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo oo ay kamid yihiin Raashiin la,aan ,Biyo Yari iyo caafimaad daro.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here