Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gaadiidka Badda Iyo Dekadaha xukuummada fedaraalka Soomaaliya ayaa digniino kasoo saartay dhismayaasha sharci daradda ah ee laga dhiso Dhulka xeebaha badda Soomaaliya si gaar ah dhulka xeebeedka gaaraya 450mitir.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.