Maamulka dugsiga Shiikh Ooyaaye oo codsaday in laga Taageero dayactirka dhismaha.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee shiikh Ooyaaye wax uu ka mid yahay iskuulada ay maamusho dowladda dhexe ee Soomaaliya ee ku Yaala Magaalada Jowhar gaar ahaan xaafada bulashiikh.

Ku dhawaad 500 boqol oo arday ayaa xiligaan wax ka Barta dugsiga kuwaas oo dhigta fasalada Kala duwan ee dugsiga ka kooban yahay.

waxaa Soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here