Kooxda Jobkey oo 2&0 ku Garaacday Buulo Jaziira.

0
14
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa garoonka Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar ka socda Ciyaar Xiiso leh oo ka tirsan Koobka kooxaha heerka koowaad iyadoo shalay galab ay fooda is dareen kooxaha Buulo Jaziira & Jobkeey.
Ciyaartaan oo ay u soo daawasho tageen Kumanaan ruux oo ka kala yimid xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Jowhar & tuulooyinka ku xeeraan ayaa waxaa 2 & 0 ku awood sheegatay kooxda kubadda Cagta ee Jobkeey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here