Maamulka Hirshabeelle oo wadda dadaalo lagu Heshisiinaayo Beelo Walaalo ah.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Wasaaradda dib u heshiisiinta Maamulka Hirshabeelle ayaa wado dadaalo dib u heshiisiin lagu Kala dhex dhigaayo dadka ku dhaqan gobolkan shabeellaha dhexe.

Degmad cali Gaduud ee gobolkan shabeellah dhexe ayaa laga daah furay wajiga sedexaad ee nabadeenta bulshada wada degta degmadaasi iyadoo Horey loogu guleystay in ay xaliyan qilaafka u dhexeyay Beelo halkaasi wada daga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here