Tababar ku saabsan hanaanka loo sameeyo xog ururinta oo lagu qabtay Kismaayo.

0
8

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda hoose ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayay ardey muddo afar bilood ah baranayay cashiro ku saabsan hanaanka xog ururinta iyadoo la adeegsanayo tiknolojiyadda casriga sida xisaabtinta, tirakoobka, qorsheynta iyo sirdoonka macmal.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here