Haween ku nool Jowhar oo shaqo abuur ka sameeystay hagaajinta guryaha dhista

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka Soomaalida ayaa ah kuwa leh dhaqamo soo jireen ah kuwaas oo soo aas’aaamay qarniyo ka hor.

Waxaa caado soo jireen ah in markii guryaha lagu dhiso ood waxaa loo sameeyaa rida ama salaaxida si loogu dukaashado dhaxanta iyo cayayanka soo gala gudaha guriga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here