Kulan looga hadlayay Caqabadaha biyaha oo lagu qabtay Bardaale.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha maamulka Kgs,maamulka degmada Berdaale,qeybah Kala duwan ee Hay,adaha ka shaqeeya biyaha,iyo qaar ka mida ah bulshad rayidka ayaa looga hadlay sidi biyo ku filan u heli lahayeen dadka ku dhaqan degmad berdaale.

waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here