Hay’adda SoDMA oo WFP kala Hadashay Abaaraha laga baqayo in ay dalka ku dhuftan.

0
16

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda kulan kula qaatay madaxa xafiiska Soomaaliya ee hay’adda cuntada Adduunka (WFP) Mr Elkhadir.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here