Ololaha Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha Oo laga Bilaabay Afgooye.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarshadda Maamulka KGS ayaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ka daah-furtey Ololaha Waxbarshada Gabdhaha, Waxaana Barnaamijka Daahfurey Gudoomiyaha Waxbarshada Ee Gobolka ayadoona ay Goob Joog Ka ahaayen Bahda Waxbarshada Degmada Afgooye.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here