Xarun lagu sameeyo Alaabaha Jiifka oo laga hirgeliyay Jowhar.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Alaabaha jiifka si gaarka kuwa casriga ah ee laga keeno wadamada uu Turkiga ka mid yahay ayey si weyn u xiisenayeen shacabka Soomaaliyeed Sanadahi dambe balse si loo buuxiyo baahiyadka agabka guryaha ayaa Maxamed Xasan Cali oo Kamid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar kana howlgala goob laga hirgaliyey Magaalada Jowhar isla markaana lagu sameeyo alaabaha loo nashaqadeeyo kuwa dibadda laga keeno oo kale ayaa Radio Isnaay u sharaxaya sida bulshada ugu adeegan iyo baahida dhalisay in xaruntaan ay hirgaliyaan Jowhar.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here