Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa goordhowed Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.