Dhaqaatiirta Magaalada Kismaayo oo bulshada uga digay halista xanuunka Duumada.

0
17
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duumada waa xanuun aad ka qaadi karto qaniinyada kaneecada waxiyna ku badan dadalka Africa oo ay Somali ka mid tahay
Calamaadaha lagu garto duumada ayaa waxaa ka mid ah madax xanuun badan qofka oo dhaxamoodo iyo lablabbo badan.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here