Dhimasho Iyo Dhaawac ka dhashay dhismo dad ku soo dumay oo ku yaala Magaalada Jowhar.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintey dhismaha Qadiimiga Ah Ee Sarta Maareey Ama Dirsiyooni Isnaay Magaalada Jowhar waxa ayna ku soo duntay Dhalinyaro Nolol Maalmeedkooda ka raadsanayay Halkaasi.

Waxaa Soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xusen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here