Shir madaxeedka Africa iyo Shiinaha oo maanta furmaya.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maanta magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha ka furmaya shir madaxeedka Shiinaha iyo dalalka Africa, kaas oo la filayo in lasoo gaba gabeeyo lixda bishaan September.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here