WARARKA Xildhibaanada gollaha deegaanka Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qataan dib udhiska wadooyinka. By admin - September 4, 2024 0 47 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro Isu jira,Mucalimiin, ururo bulshada rayidka ah iyo Xildhibaano golaha deegaanka Jowhar ayaa Magaalada ka bilooway olole nadaafadeed iyo dib u dayactirka wadooyinka ah. Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdfitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/09/WARKA-DHALINYARADA-MACLOW.mp3 Share this:FacebookX