Xarumaha lagu Cilad bixiyo Mobeelada oo ku soo Badanaya Jowhar.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cilid Bixinta agabka electroniga waxa aay la jaanqaada hadba isbadalka u sameeya Tiknolojiada Taasi oo sababta in Qofkasta oo ka shaqeya cilidbixinta agabka tiknolojiyada dunada la jaan qaada uu noqdo Qof waxbadan ka badala aqoontisa  ku aadan cilidbixinta.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here