Shacabka Israel oo dalbanaya xabad-joojin lala galo Xamaas.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib markii maydadka lix qof oo Israa’iiliyiin ah oo la qafaashay laga helay marin dhulka hoostiisa ah oo ku yaalla Koonfurta Gaza, ayaa Israa’iiliyiintu waxay uga falceliyeen si argagax iyo caro leh.

Dadka qaar ayaa ku eedeeynaya dowladda Israa’iil in aysan heshiis xabad joojin ah la gaarin Xamaas mar hore.

Ururka shaqaalaha ee ugu weyn Israa’iil ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin guud oo billaabmaysa Isniintan illaa ay dawladdu saxiixdo heshiis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here