Kulan looga Hadlayay Mashruuca dhisidda adkeysiga Bulshooyinka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
13

Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa qabatay kulan dib u eegis loogu sameynayey Mashruuca Dhisidda Adkeysiga Bulshooyinka Nugul ee ku nool Soomaaliya.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here