Soomaaliya Iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay iskaashiga Horumarinta dhaqaalaha.

0
19

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Kulanka waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay horumarada shaqo ee xafiiska, muhiimadda taageerada la-taliyayaasha farsamo, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha hantidhowr ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Waxaa Soo Jeedinaay :- Abdiwali Tima Cadde.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here