Dib u dayactir lagu bilaabay Waaddooyinka Magaalada Laascaanood

0
17

Jowhar ( Radio Isnaay Magaalada Laascaanood ayaa waxaa mudooyinkan ka socdey balaarin lagu sameynayo wadooyinka bartahama Magaalada dhaxmara si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo gaadiidka maadaama Ciriiriga wadooyinka ay hor istaagaan Fursadaha Ganacsi iyo maalgashiga.

Waxaa Soo Jeedinaya :- Cabdi Fitaax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here