Deeq Daawo ah oo lagu wareejiyay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland .

0
16

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa magaalada kismaayo kula wareegay Daawo loogu tago galay xoolaha deeganada Jubaland.

Deeqdan daawada ah oo ka koobneed shan boqol oo kartoon ayaa iskugu jiraty qalijiyaal fiitimiino iyo daawada lagu daaweeyo shilinta.

Waxaa Soo Jeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here