Munaasabad Lagu dhiirigelinaayay Arday dhameysatay Culumta Computerka oo lagu Qabtay Caynaba.

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Caynaba ee gobolka Sarar ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jibinayeen 13 arday oo dhameeysatay Barashada Cilmiga computer-ka islamarkana ka aflaxday iskuulka Caynaba international institute.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here