Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliye ku xigeenka saldhiga Boliska maagalada Baladweyne ahna madaxa baarista gobolka Hiiraan Ahmed Cali oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay ineey wadaan dadaallo looga hortagayo falalka lidka ku ah amaanka gaar ahaan dhaca taleefanada loo geeysto bulshada magaalada.
Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.