Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si looga hortago cudurada faafa iyo kuwa saameeya caafimaadka Bulshada ayaa dhaqaatiirta Magaalada Jowhar waxa ay ku baqeen in la jogteeyo wacyigelinta la xirira caafimaadka aadanaha islamarkana loo bahanyahay in bulshada ay ku dadaalan caafimaadkooda.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.