Gaadiidka dhaweeyaha oo ku soo badanaya Magaalada Jowhar.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magalada Jowhar waxaa ku soo badanaya Gawaarida dadweynaha ee loo yaqaano dhaweeyaha ama tagaasida bulshada kuwaasi oo ay fursado shaqo ka helaan dhalinyaradda Magaalada Jowhar.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here