Isticmaalka Saliida Macsarada oo ku soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa aad u isticmaala saliida Macsarada iyadoona laga sameeyo dalaga Sisinta kaa oo ay beertaan beeraleyda gobolkani shabeellaha dhexe.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here