Shir looga hadlaayay Xeerka Naafadda iyo Gudniinka Fircooniga oo lagu qabtay Degmada Baar dheere.

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Gudniinka Fircooniga waa mid ka mid ah tacadiyada hablaha loogu la kaco kaa oo saameyn ku yeesha koriimada gabadha loo gudo nidaamka fircooniga ah waxaana dadaalo dheer lagu bixiyay ka wacyigelinta bulshada ee ku aadan sidii loo yareyn lahaa gudniinka fircooniga .

Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdi Fitaax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here