Jowhar – ( Radio Isnaay )- Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Faarax Cabdulqaadir oo kullan la qaatay Maamulka guddiga Jaamacadda ummada Soomaaliyeed kaa oo diirada lagu saarayey muhiimada ay leedahay dardar galinta howlaha waxbarashada iyo shaqada Jaamacadda ummada Soomaliyeed taa oo uu wasiirka sheegay in isbadal balaaran Jaamacadda sameeysay mudada ay ka howlgaleysay dalka.
Waxaa Soo Jeedinaya : –Cabdifitax Axmed.