Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farxiyo Cabdi Xasan waa hooyo ku nool Magaalada Baladweyne islamarkaana iibiso malaayga ama Kalluunka webiga shabeelle iyadoo dhaqaalaha ay ka hesho nolosha qoyskeeda ku maareeyso.
Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.