Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Amar ka Soo Saaray Dagaal Beleedyada ka dhaca Gobolka.

0
19

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Deegaanada gobolkani Shabeellaha dhexe waxaa ku soo laab labaatay dagaal beleedyada kaasi oo sababa qasaaro nafeyd iyo mid hantiyadeed, inta badan dagaal beleedyada ayaa waxaa sababa dhul taaqsimeyd taasi oo uu ka dhasho muran sababa in uu dhaco dagaal.

Waxa Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here