Darawalada Gaadiidka ka Shaqeeya Jowhar iyo Balcad oo Codsaday in loo dhiso Wadooyinka.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wadayaasha gaadiidka isugu goosha Jowhar iyo Muqdisho ayaa ka hadlay bur Burka ka jira wadada xiriirisa degmooyinka Jowhar iyo Balcad waxa ayna maamulka gobolka, kan Hirshabeelle iyo dowladda Soomaaliya ka codsadeen in loo dar dargaliyo dhismaha wadadaasi si ay ufududaato isku socodka gaadiidka.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdfitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here