Kulan looga hadlayay Meel marinta gudninka fircooniga oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
32

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Magaalada Kismaayo ee Caasimada maamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan dood wadag ah oo ay yeesheen Golaha Wakiilada kaas oo looga dooday Hindiso Sharciyeedka iyo meel marinta Gudniinka Fircooniga.

Waxaa soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here