Faahfaahin ka soo baxaysa Khasaaro ka dhashay dab ka kacay suuq ku yaalla Jowhar.

0
18

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maanta dab xoogan ka kacay suuqa weyn ee xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar kaasi oo geystay qasaaro hantiyadeed waxana gurmad sameeyey shacabaka ku dhaqan afarta Xafadood ee Magalada Jowhar,Maamulka Degmada, maamulka Gobolka Iyo Masuuliyiinta Hirshabeelle.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here