Dal hakad geliyay barta X ka dib caro ka dhalatay hadal uu sheegay Elon Musk

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, ayaa amar ku bixiyay in toban maalmood la hakiyo barta bulshada ee X taas oo horay loo oran jiray Twitter, arinta hakinta ayaa timid kadib markii mulkiilaha bartaan Elon Musk uu dhaleeceeyay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas taas oo muran badan dhalisay.

Doorashadaan oo dhacday bishii la soo dhaafay ayaa la aaminsanaa in ay mucaaradku ku guuleysteen balse natijada la is daba mariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here