Sare Ukac ku yimid Qiimaha Maciishada Suuqyada Jowhar.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qiimaha la iibiyo Rashiinka Qutul daruuriga ee Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa Sare ukac laga dareemaya Sababo laxiriira qiimo koror ku yimid gadiidka Jowhar keena rashiinka noocyadiisa kala duwan.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here