Haweenka Kushaqeysta Xirfadda Farshaxanka oo kusoo badanaya Jowhar.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sameeynta agabka Farshxanka ayaa ah Hido iyo dhaqan soo jireen ah oo ay caaan ku yihiin dadka Soomaalida gaar ahaan Bulshada ku nool Jowhar.

Haween badan ayaa ku shaqeysta sameeyta Farshaxanka noocyadiisa kala duwan sida Babiska, Xaaqinka, Darimaha iyo kuwa kale oo badan.

Waxaa Soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here