Bulshada Soomaaliyeed oo lagu Baaqay Ilaalinta Deegaanka.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Khadija Al-Makhzoumi Oo ka qeyb gashay Kulan dadweynaha ay Su’aalo ku weydiinayeen intii ay joogtey Xafiiska waxyaabihii ay ka qabatey Arimaha Deegaanka iyo qorshayaasha wasaarada u degsan sidii dalka ugu bixi lahaa xaaladaha sababta u ah dhibaatada Isbedelka Cimilada.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here