Beeralayda Gobolka Jubbada hoose oo Codsaday in la siiyo tababaro.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka beeralayda ah ee degan deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayna beerahoodu ku yaalaan Jiinka Wabiga Jubba ayaa inta badan caqabado kala kulma fatahaada wabiga sida in talagyadii ay tabcadeen Biyuhu ka qadaan.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here