Howlgal lagu Joojinayo Xirashada Indha Shareerka Oo laga Sameeyey Kismaayo.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliiska Ciidamada Booliiska Degmada Kismaayo ayaa Bilaabay Howlgal ka dhan ah xirashada indha shareerka oo horey loogu mamnuucay haweenka Kismaayo, Howlgalka ayaa waxaa laga bilaabay xaafadaha iyo Suuqyada Magaalada kismaayo.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here