Gudiga Imtixaanadka Qaran oo ka warbixiyay Heerarka uu Marayo Sixda Imtixaanaadka.

0
65

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Agaasimaha Imtixaanaadka Wasaaradaha Waxbarashada hadaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimayaasha Imtixanaadka Wasaaradaha waxbarashada Maamul Goboledyada dalka ayaa maanta kormeeray xarunta uu ka socdo sixitaanka Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here