Jowhar ( Radio Isnaay ) – Shaqo la’aanta ka jirta Guud ahaan Dalka Soomaalliya ayaa sababtay in dhallinyaro badan ay ka tahriibaan Dalka halka kuwa kalena ay sameeysten Hal abuur Ganacsi oo ay ku maareeyaan Noloshooda.
Warbixinteena waxaan diiradda ku saareenaa dhallinyarada leh Hal-abuurka Ganacsi kuwaasi oo Noloshooda ka mareeya iibinta Rootiga.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.