Sare u kac ku Yimid Qiimaha la IIbiyo Dalaga Masagada Suuqyada Jowhar

0
77

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Dalaga Masagada waxaa uu ka mid yahay dalagyada ka bixi jiray Jowhar iyo deegaanada ku teedsan Gobolkani shabeellaha dhexe balse hada inta badan dhulbeeredka laguma tacbo sababo la xiriira mucaawinada ay bixiyaan hay’adaha beeraha.

Waxaa SooJeedineya:-  Sahra Cabdi Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here