Xuska Todobaadka Naasnuujinta Adduunka Oo ka Biloowdey Baydhabo.

0
34

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka KG ayaa soo qaban qaabisay munaasabad balaaran oo lagu daahfurayay Ololaha Todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo sanad kasta la xuso Bisha Agoosto kaas oo socon doona muddo todobaad ah.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here